Talafashinka Galmudug Oo Dhawaan hawada soo galaya

SHARE

dowlada galmudug ayaa wada Qurshii ugu danbeeyay ee hawada lagu soo galinayo talafashinka galmudug.waxaana hadada socda qalabeenta xafiisyadii uu tvgu ku howl gali lahaa.

Agaasimaha warbaahinta dowlada galmudug maxamed xasan sahal [faynuus] oo horay shacabka galmudug ugu balanqaaday in uu mudo kooban hawada ku soo galinaya tv ay leeyihiin shacabka galmudug xiligii uu howl galinaayay Radio galmudug ayaa asgoo kaa shanaya madaxweynaha dowlada galmudug mudane axmed ducaale geele xaaf waxa uu ku guuleestay in lahelo qalabkii uu ku howl gali lahaa tvgu iyo xaruntii la dajin lahaa wuxuuna hada rajo wanaagsan ka muujiyay in maalmaha soo socda uu si toos ah hawada u soo gali doono tvgu.

Agaasime maxamed xasan sahal faynuus oo horay ugu guulestay howl galinta radio galmudug oo ku hadla codka shacabka galmudug ayaa balanqaaday in uu hormarin ku sameen doono qaybaha kala duwan ee warbaahinta galmudug.