Golaha wasiirada soomaliya oo ka hadlay qarixii ismiidaaminta ahaa

SHARE

Kulankii khamiislaha ahaa ee golaha wasiirada ayaa looga hadlay qarixii ismiidaaminta ahaa ee saaka lala beegsaday xarunta tababarada ciidamada booliska soomaaliyeed ee  janaraal kaahiye.

Kulanka oo uu shir gudoominaayay raysulwasaare khayre ayaa aad loogu canbaareeyay qaraxa waxaana laamaha amniga la faray in ay baaritaan deg deg ah Ku sameeyaan cida fududaysay qaraxaasi.

Dhinaca kale golaha wasiirada ayaa amray in dib loo dhigo cayaar galabta magaalada muqdisho Ku dhax mari laheed kooxo kala matalaya galmudug iyo jubaland sababo aan lashaacin wixii soo kordha halkaan kala soco