Sawiro:-Qaabka leeskugu furay wadooyinka Galkacyo iyo madaxweyne xaaf oo guul weyn gaaray

SHARE

Madaxweynaha dowlada Galmudug iyo Madaxda Puntland ayaa maanta si buuxda is kugu furay wadooyinka xariiriya Labada dhinac ee magaalada Gaalkacyo.

Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa saakay Aroortii toos ugu dhiiraday Amarna ku bixiyay in la furo wadooyinka xiran dhanka Galmudug isaga uuna hada ku sugan waqooyiga Gaalkacyo

halkaan ka daawo sawira