11qof ayaa ku dhimatay somalilan ka dib dagaal culus oo dhaxmaray…

SHARE

Wararka naga soo gaaraya deegaanada maamulka Somaliland gaar ahaan deegaan hoos taga magaalada laas caanood ee gobalka sool ayaa sheegaya in dagaal culus oo labo maleeshiyo beeleed  ku dhaxmaray deegankaas ay Ku geeriyoodeen dad gaaraya 11qof in kabadana ay Ku dhaawacmeen.

Gudoomiyaha gobalka sool oo lahad Bbcda ayaa arinkaan xaqiijiyay balse faafaahin dheer ma uusan bixin.

Wixii soo kordha halkaan kala soco