DHAGAYSO+SAWIRO; Raysulwasaare Kheyre Oo Ladardaarmay ciidinka Police-ka.

SHARE

 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Xildhibaanno, Hoggaanka iyo Saraakiisha Booliska, Taliska Ciidanka Xoogga dalka, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir iyo danjireyaal ka socdey Beesha Caalamka ayaa ka qeyb galay munaasabaddan oo si weyn loo soo agaasimay.

Xasan ali Khayre raysulwasaaraha dalka aya qudbad Bogaadin ah u jeediyay ciidanka policeka somaliyeed oo maantay ay ku beeg nayd sanad guuradii 74aad.

halkaan ka dhagayso cadkay Raysul wasaaraha