Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka oo sheegay in ay xilka ka qaadayaan madaxweyne farmaajo

SHARE

Xidhibaano katisan baarlamaanka fadaraalka ah ee somaliya gaar ahaa golaha shacab oo la hadlay wakaalada wararka Roytaris ayaa sheegaya in ay mooshin ka qaadis ah ay kawadaan madaxweyne farmaajo.

Wakaalada oo soo xiganaysa xidhibaan mahad salaad in sheegtid in ay arintaan ka danbaysay ka dib khilaaf xoogan oo soo kala dhaxgalay beelaha saga gobalka banaadir iyo madaxweyne farmaajio.