Dhagayso Warbixin: Gabar uu dhibaateeyay Mid ka mid ah Ciidamada Puntland Oo loo qaaday Dalka Turkiga.

SHARE

galmudugtv.net-muqdisho:  Dhibane faaiso maxamed abdi Xayi oo ahayd dhibane la dhul dhacday isku day Kufsi oo uu kula kacay mid aka mid ah ciidamada maamulka Puntland  dhawaan magaalada boosaaso isla markaan uu rasaas si arxan darro ah kaga dhuftay Xubista taranka

HOOS KA DHAGAYSO WARBIXIN UU DIYAARIYAY ABDIQAADIR MAXAMED ABDI