qaar ka mid ah Xildhibanada Hirshabeele sharci daro ku tilmaamay Golihii wasiirada ee maamulkaasi.

SHARE

xili uu dib u dhac ku yimid ansixinta Golaha wasiirada maamulka hirshabeele oo mudo ka badan 20 cisho magacaaban ayaa arintaasi waxaa si adag uga hadlay qaar ka mid ah Golaha wakiilada maamulka Hirshabeele

Xildhibaan Nuur xaashi  oo ka mid ah Golaha wakiilada maamulka hirshabeele ayaa sheegay in madaxweynaha mamaulka hirshabeele uu baalmaray dastuurka maamulkaasi isl markaana waqti badan ay qaadatay in su’aalo laga weydiiyo arintasi

waxaa uu sheegaqy hadi waare u hogaasami waayo sharciga  maamulkaasi  ama uu isku dayo in si musug lagu meelmariyo wasiiradiisa in waixii ka yimaada masuuliyadooda uu qaadi doono madax weyne waare.

XULDHIBAAN CALI CIILAY  ayaa isna sheegay in golaha wasiirada ay yihiin kuwa aan sharcigaa waafaqsanayn madaxweyne waare ayuu ugu baaqay in uu sharciga ilaaliyo islamarkaasna uu fartoomo waxa uu sharciga faraayo.

November 29, 2017 marki madaxweyne waare uu ku dhawaaqay golo wasiiro oo dhalin yaro u badan kuwaa muran siyaasadeed ka abuuray deegaanada maamulkaasi