Daawo:Godoomiyaha Golaha shacabka oo baydhabo ka furay Shirka Muhiim ah iyo Hirshabeele Oo aan wali ka qayb galin.

SHARE

Galmudugtv (MUQDISHO) maxamed sheekh Cusmaan jawaare Gudoomiayaha golaha shacabka ssomaliya ayaa magaalada baydhabo ka daahfuray shir u dhaxeeya Gudoonada barlamaanada maamulada dalka iyo kan Golaha shacabka somaliyeen.

shirkaan ayaa dhowr Cisho ka socon doonaa waxaana ka qayb galaya gudoonada baarlamaanada maamulada Jubaland, Galmudug, Puntland iyo Koofur galbeed, waxaana dhawaan la filayaa inuu halkaasi gaaro Gudoonka Baarlamaanka maamulka Hir shabeele.