DHAGAYSO, WARBIXIN: Maraykanka Oo labo Jibaaray Duqeymaha ay ka fulinayaan somaliya.

SHARE

dowlada maraykanka ayaa sheegaty in sanadkaan somaliya ka fulisay 34 duqeymo oo ay la beegsatay xarumha ay alshabab maamulaan  kuwaa oo labo jibaar ka badan kuwii ay fulasay sanadkii Hore.

Taliska ciidamada africom waxaa ay sheegeen in dowlada maraykanka ay ka Go’an tahay adkaynta amaanka haykadaha dowliga ah ee somaliya, sii wanaajinta amniga ka hortagida si somaliya ay  gabaad ugu noqon lahayd  argagixisada caalamiga ah arimaha bni aadantinimada iyo qodobo kale.

Hoos ka dhagayso warbixin uu diyaariyay uu ka diyaarinayay Mohamed abdikadir Silva