DHAGEYSO: Abdi Qeybdiid oo sheegay in weerar lagu qaaday Gurigiisa.

SHARE
abdi xasan awaale qeyb diid ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dowlada somaliya ay weerareen Hoygiisa, waardiyihiina ay qoryaha ka aruursadeen isla markaana baaritaan ay ku sameeyeen .
waxaa uu sheegay in ciidamadu guriga ay gaari kusoo jabiyeen, si la mid albaabada Guryaha Gudah ah ayuu sheegay in ayagana lawada jabiyay.
senatarka ayaa xusay in ciidamadu suuliiga ay ku jabiyeen xaaskiisa , oo ay taleefanadii ka aruursadeen dhamaan dadka guriga ku sugnaa.