DHAGEYSO: DR Abdiqasim Salaad Oo fariin udiray Mucaaradka Dowlada.

SHARE

madaxweynihii Hore ee somaliya dr abdi qaasin salaad xasan ayaa dhaliilay qaabka mucaarqadka ka soo horjeeda dowlada uu Hogaanka u hayo madaxweyne farmaajo ula dhaqmayaan.

waxaa uu sheegay in looga baahan yahay inay noqdaan mucaarad wax dhisa balse aysan Noqon kuwa wax dumiya isla markaana lagama maarmaar ay tahay in ay talo iyo tusaalooyin wanagsan dalka ku lahaadaan.

Hoos ka dhagayso coka