Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Magaalo Xeebeedka Hobyo iyo Wararkii Ugu Dambeeyey ee ka imaanaya…

SHARE

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maalinka Bariya ku wajahan magaalo xeebeedka hobyo ahna Xarunta ganacsiga Galmudug.

Madaxweyanaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya Wafdi fara badan oo ka kooban labada Gole ee Dowlada Soomaaliya iyo Madaxweyanaha Dowladda galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wasiirka Koobaad Xukuumada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan,waxaana qwafdiga halkaasi ku soo dhaweyn doona Masuuliyiinta Galmudug ee u sii hor maray soo dhawaynta Madaxda maamulka hobyo iyo Shacabka Magaaladasi.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu si toosa udhagax dhigo dekedda Hobyo halka uu xariga ka jari doono qeybta marsada oo dib u daya=ctir lagu sameeyey.

dhanka kale madaxda halkaasi tagi doona ayaa marqaati ka noqon doona amaanka degaanada Galmudu iyo isku filnaanta Dowladda Galmudug ay gaartay Mudadii ay jirtay.

Wixi warar ah ee ku soo kordha kala soco halkaan