Akhriso:-Xildhibaanada oo Gudbiyey Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Golaha Wasiirada.

SHARE

Qoraal ay ku saxiixnayeen in ka badan kala bar Xildhibaanada maamulka Jubbaland ayaa mooshin looga keenay golaha wasiirada maamulkaasi kuwaas oo lagu eedeeyey inay gudan waayeen shaqadii loo igmaday.
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mooshin kalsooni kala noqosho Golaha Wasiirada u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka, iyagoo ku eedeeyay waxqabad la’aan, amniga oo wax laga qaban waayay iyo qodobo kale.

Qoraal ay ku saxiixnaayeen illaa sodomeeyo Xildhibaano ayaa lagu sheegay Mooshinka Kalsooni kala noqoshada uu yahay mid wadar ahaan oo aan kali kali aheyn.

Halkan hoose ka akhriso Qoraalka Mooshinka