Al-shabaab oo gacanta ku dhigay diyaarad Kusoo dhacday G, sh, Hoose.

SHARE

malay-shiyaadka alshabab ayaa sheegay inay gacanta Ku dhigeen diyaarad kusoo dhacday 2 maalin ka hor deegaanka Aybuutey oo  hoostaga deegaanka awdhiiglee ee gobolka shabeelaha Hoose,

diyaarada ayaa la sheegay inta aysan soo dhicin in ay Joog Hose ku socotay, ilaaya hadana ma cadda wadanaka laga leeyahay diyaaradaasi inkastoo ay ahayd Nuuca aan Duuliyaha lahayn.

warbaahinta alshabaab aya baahisay in diyaaradaasi ay ahayd nuuca wax basaasa balse iminka ay gacanta Ku hayaan.