Dhacdo Layaab leh oo maanta ka dhacday Muqdisho!!!

SHARE

haweenay aroos ahayd ayaa Gubtay gurigeeda kadib isku dhac dhex marayay ayada iyo ninkeeda

gubitaanka Gurigas ayaa waxaa kiciyay arin layaab leh kadib markii gabar guriga lagu qabay oo dhawaan la soo guursaday iyo qoyskii Daganaa  ay isku dhaceen.

Gabadha oo aheyd aroosad cusub ayaana buuqa guriga u dulqaadan weysay kadib-na gurigii gubtay.

La tacaalid iyo kala carar badan kadib dabka in la damiyo waa lagu guuleystay. waxayna taa noqotay arin dhif iyo naadir ka ah muqdisho in aroosad ay Aqalkeeda Gubto.