Home MAQAALO DHAGAYSO;Kenya oo gacanta ku dhigtay Dagaalyahano Katirsan Alshabaab.

DHAGAYSO;Kenya oo gacanta ku dhigtay Dagaalyahano Katirsan Alshabaab.

12
0

Dowlada kenya ayaa sheegtay inay dhaqan celin u sameenayso in ka badan 60 ka tirsanaa dagaalyahanada alshabab  kuwaa oo in mudaa ka dagaamayay  gudaha somaliya .

dhalintaan ayaa kasoo jeeda dhalasho ahaan dalkaasi kenya axayna ka mid ahaayeenardayda wax ka baranaysay jaamacadaha dalkaasi kenya Kahor inta aysan ku biirin dagaal yahanada alshabaab, ee dagaalka kula Jirta dowlaha somaliya iyo kenya.

HOOS KA DHAGAYSO WARBIXIN UU DIYAARIYAY ABDI QANI BASHIIR XUSEEN .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here