DAG DAG: Wafdi Uu Hogaaminaayo G, Abdi Qaydiid Oo Gaaray Hobyo.

SHARE

madaxweynihii hore ee galmudug abdi xasan awaale qeybdii ahna Gudoomiyaha dasturka baarlamaanka somaliya ayaa wafdi uu hogaaminaayo oo ay ka mid yihiin xildhibaano wasiiro ka tirsan dowlada fadaalka somaliya  maanta waxaa ay gaareen magaalo xeebedka Gobolka Mudug.

sidoo kole socdalka massuuliyiintaasi waxaa ku wehliya shirkado ajaanib ah oo doonaya inay heshiis galmudug kala galaan dhismaha dakadaasi.

maamulka iyo shacabka Ku dhaqan degmadaasi ayaa si weyn usoo dhaweeyay wafuudaasi,

ujeedka socdaalka ayaa la xirrita dhismaha dakada magaalada Hobyo oo dhawaan la ilaayo inuu si rasmi ah u bilowdo.