DHGAYSO, Ujeedka Wafdi maanta Gaaray Hobyo.

SHARE

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo Xildhibaano kale oo ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay wehliyaan wafdi ka socda Dowladda Shiinaha ayaa maanta gaaray magaalada Hobyo ee gobalka Mudug.

Sidoo kale wafdiga ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro ka tirsan Xukumadda Khayrre, waxaana ka mid ah Wasiiradaasi Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo sidoo kale Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekeddaha dowladda Soomaaliya.

wariyaha shabakada Galmudugtv.net Saadaq abdi shaani oo aan ka waraysanay socdaalkaasi Hoos K dhagayso