DAAWO SAWIRO:- Wufuud ka Socday Q.M iyo Dowlada Soomaaliya oo maantay Gaaray Caasimada Galmudug.

SHARE

Madaxa Xukuumada Dowladda Galmudug Dr. Shiekh M.Shaakir Cali Xasan Ayaa Xaafiiskiisa Magalada Caasimada Dhuusmareb ku Qaabilay Xubno Kasocdo Qaramada, kuwaas oo indha indhayn ku samayn doona mashaariic laga wado mcaasimada Galmudug ee Dh/mareen

Xubnahaaan Ayaa Saakay Soo Kormeeray Ilaa Lix Xarumood Oo Ay Dib Udhis Ku sameen Doonaan.

Dhanka kale Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Oomar Oo Saakay Soo Gaaray Caasimada Galmudug Dhuusamareeb Ayaa Lakulmay Madaxa Xukuumada Galmudug Dr.Shiekh M.Shaakir

Labada Mas.uul Ayaa Kulankooda Diirada Kusaaray Dib Uhabeyn Weyn Oo Lagu Sameeyo Garoonka Diyaaradaha Dhuusamarb.

Waxaana Kulanka ka dib uu kormeer ku tagay Garoonka oo Dhawaan la filayo in si casri ah loo dhisi doono.

S/Q:- Ahmed Saadaq Cabdi