LAYAAB: Wadanka Fitnaam Oo Booliska Ku xiray Qalab Ka ilaalinnaya inay Laalush Qaataan.

SHARE

dunidaan hadaba waxaa arkaysaa wax kaa yaabinaya oo aadan rumaysan karin mararka qaar inay yihiin wax dhici kara.

todobaadkii aanu soo dhaafnay Police wadanka fitnaam aya lagu xiray qalab ka ilaalinaya inay gaadiidlayda ka qaataan lacag mudug ah.

qalabkaan oo ah mashiin laga hagaayo computer ayaa lagala soconayaa dhaqdhaqaaqa askariga qaabkaasi lagu xiray wuxuu leeyahay camerooyin laga daawanaayo.

arintaan aya timid ka gadaal markii policeka dalkaasi maaro looga waayay qaadashada lacagaha laaluushka ah.