Dag Dag: Munaasabad Lagu Xusayay 8-Febrayo Oo lagu kala Cararay.

SHARE

Xaflad loo sameynayay xuska 8 Febraayo ee doorashada Madaxweyne Farmaajo oo caawa ka dhacday Nairobi ayaa lagu kala cararay kaddib markii buuq iyo gacan ka hadal uu ka dhashay.

Wararka ayaa sheegaya in Hotelka Bin Cali oo ka socotay Xaflada dabaaldaga dad ka careysan dhiibidii Qalbi Dhagax ay rabshado ka sameeyeen Hotelka, waxaa la sheegayaa in dad badan dhaawacyo daqaro ay soo gaareen.

Booliska ayaa tagay Hotelka Rabshadaha ka dhaceen oo ku yaalla 8 Street Xaafada Islii,