Wafdi uu Hogaaminayo Sheikh Shaakir Oo Gaaray C/waaq iyo Soo dhaweytii Ugu Balaarnay oo ka socota.

SHARE

Waxaa Maanta gaaray Magaalada Caabud waaq Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud Wafdi uu hogaaminayey Madaxa xukuumada Dowladda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Wafdigaan ayaa Si Heer Sare ah waxay u soo dhaweyn qeybaha kala duwan ee Dadka deegaanka ku dhaqan.

Sheekh Shaakir Safarkooda C/waaq waxa uu ku saleysan yahay Dib u heshiisiinta Beelaha wada daga Magaalada iyo sidii loo xoojin lahaa Maamulka Degmadaasi.

Dhinaca kale Banaanbax lagu taageerayo in Nabad ku wada noolaadaan Dadka C/waaq ayaa la filayaa inuu ka dhaco Magaaladaasi.