DagDag: Qarax Caawa Ka dhacay Muqdisho.

SHARE

Abaaro 07:20 pm fiidnimo ayaa  waxaa bambo gacmeed lagu weeraray ka soo horjeedka iskuulka dhagax tuur dhanka dagmada howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

halkaas ay ahayd meel ayay fadhiyeen Ciidanka Nisa waxaana qaraxaas ku dhimatay haweeneey iyo gabar yar oo lagu kala magacaabo  Waris max,uud jimcaale iyo Qaali C/laahi 2 sano iyo bar jir ah sida uu GalmudugTv.net u xaqiijiyay Sargaal Ka tirsan Ciidankaaas la weeray.

sidookale waxaa qaraxaas ku dhaawacmay  Bilan khalif max,ed iyo  Max,ed Saciid yaasiin kuwaa oo  dhaawacooda loo qaaday isbitaalk daaru shifa.