DHAGAYSO: Madaxweynaha Galmudug Oo Shaciyay Arin Ay kawada Hadleen Madaxda Dalka.

SHARE

madaxweynaha Dowkada Galmudug  axmed ducaale Gele xaaf ayaa sheegay inay u diyaar Garoobeen maamulada dalka ka jira dagaal Ka dhan alshabab oo ay ku qaadayaan deegaanada iyo dagmoyinka ay kaga ka sugan yihiin Gobolada dalka, arintaan ayuu sheegey nabadoon xaaf inay wada tashi ka yeesheen madaxweynee madaxda maamulada dalka.

qeybaha kala duwan dadka somaliyeesd ayuu ka dalbaday inay ka qayb qaataan dagaalka ka dhan ka ah dagaal yahanada alshabab

hadalkaan madaxweyne xaaf ayaa kusooaadaya xili dhawaan ay muqdisho kaga qeyb galeen shirka looga hadlay arimaha amniga dalka kaa oo ay qeyb ka ahaayeen madaxda dallkada