DAAWO:SAWIRADA, Madaxweynaha Galmudug oo La Kulmay Madaxda Safaarada USA.

SHARE

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Oo Maanta Booqday Safaada Mareykanka ee somalia Ayaa La Kulmay Safiir Ku-xigeenka Safaarada Waxa Ayna Ka Wada Hadleen Arimo Dhowr Ah Oo Ay ka Mid Tahay Sidii Loo Tayeen Lahaa Ciidamada Galmudug Iyo In La Dardar Galiyo Dhismaha Dekeda Hobyo

Hoos ka daawo Sawirada