Shirka Golaha Amniga Dowlada Galmudug Oo Kafurmay Magaalada Dhuusamareeb.

SHARE

Shir socon doono muddo 3 casho ah oo looga hadlayo Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta ka furmay caasimadda Dhusomareeb.
Waxaana shir guddoominaya Madaxa Xukuumadda Galmudug Mudane Shiikh Shaakir.
Shirka waxaa ku kulansan qaar ka mida golaha Wasiirada, Xildhibaanada, Gudoomiyaasha, Taliyeyaasha ciidamada iyo masuuliyiin kale

inta uu socdo shirkaan waxaa looga hadli doono arimo la rixiira amniga deegaanada Dowla Goboleedka Galmudug

waxaana laga soo saari doona qodobo amniga galmudug Muhiim u ah