AKHRISO:-Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka Tacsiyadeysay Geeridii Nabadoon Axmed Diiriye.

SHARE

Madaxda Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa si Wadajir ah Uga Tacsiyeeyay Geeridii Ku Timid Allaha Unaxariistee Nabadoon Axmed Diiriye.

War Qoraal ah oo laga Soo Saaray Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa tacsi tiiraanyo leh loogu diray Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan eheladii iyo qaraabada Nabadoon Axmed Diiriye cali Afayeenkii beelaha hawiye oo xalay Ku geeriyooday magaalada muqdisho.

Halkaan Ka akhriso Qoraalka Madaxda iyo Tacsida.

Galmudug Tv
Xafiiska Gaalkacyo
Galmudugtv1@gmail.com