DAAWO SAWIRADA:-Madaxweynaha Galmudug oo u Soo Duceeyey Booqdayna Meydka Nabadoon Axmed Diiriye.

SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa isbitaalka Digfeer waxaa uu ugu tagay meydka Nabadoo. Axmed Diiriye Cali oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaliya.

Madaxweyne Xaaf Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somaaliya iyo masuuliyiin ka tirsan galmudug iyo Somaliya ayaa ka mid ahaa masuuliyiinta tagay isbitaalka digfeer.

Madaxweynaha Galmudug ayaa u duceeyey meydka meydka waxaana uu ilaahay uga baryey in ilaahay janadii ka waraabiyo

Nabadoon geeriyoodaya ayaa la filayaa in maalinka bariya lagu aaso degaanka Gedays oo ah degaankii uu ku dhashay.

Halkaan ka daawo Sawirada Madaxweynaha.

Wixii aad jeclaan lahayd inaad nala wadaagto noogu reeb E-mail:-Galmudugtv1@gmail.com