Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxa Xukumada Galmudug oo Cadaado Gaaray.

SHARE

Waxaa maantay Magaalada Cadaado soo gaaray Madaxa Xukuumada Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Shiikh Axmed shaakir Cali Xasan iyo wafdi uu hogaaminaayo..

Wafdiga Masuuliyiinta Galmudug ayaa Ka soo amba baxay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug ,Waxaana Lagu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado.

Shir jaraa’id oo uu ku Qabtay Cadaado ayuu uga hadlay Socdaalkooda maantay ay cadaado ku soo gaaren Shiikh Axmed shaakir Cali xasan.

Waa Markii ugu Horaysay ee Shiikh Axmed shaakir uu Yimaado Cadaado Tan iyo Markii Ay isku biireen Dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlusunna.

Goor dhow La soco Codadka Madaxa Xukuumada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir

Galmudug Tv
Xafiiska Gaalkacyo
Galmudugtv1@gmail.com