SAWIRO:-Madaxweyne Ku xegeenkla Galmudug Oo Gaalkacyo Soo Gaaray.

SHARE

Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta  gaaray Magaalada Gaalkacyo iyadoona garoonka Oshaako ay ku soo dhaweyeen masuuliyiin ka tirsan Galmudug.

Ku Xigeenka Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay In Gaalkacyo uu u yimid Howlaha Shaqo isagoona intaasi ku daray in Beri kulan Gaalkacyo uu ugu furi doona Hay’addaha Samafalka iyo Galmudug kaasi oo looga hadlayo sidii Galmudug loo taageeri lahaa.