Home WARARKA Gaalkacyo Cabsi Xoogan Oo Soo Wajahday Darawaladda Moota Bajaajka Ka Dib Marii

Gaalkacyo Cabsi Xoogan Oo Soo Wajahday Darawaladda Moota Bajaajka Ka Dib Marii

7
0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Xiligaan ay cabsi soo wajahday dhalinyarada ku Shaqeysta Mooto Bajaajta,kadib markii Darawal ka mid ah kuwa Mooto Bajaajka lagu cirbad lagu duray.

Qaar ka mid ah Bulsahda Magaalada Gaalakcyo oo dhacdadaas hadalhaya ayaa waxa ay sheegeen in Darawalka Mooto Bajaajka oo ahaa Wiil Dhalinyaro ay curbad ku dureen laba dumar ah kadibna ay baxsadeen.

Cirbada ayaa la sheegayaa in wiilkaan dhalinyarada ah iney ku direen laba gabar oo bajaajta waday kuwasi oo markii cirbada ay ku dureen cararay sida ay ii xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah.

Cirmada lagu duray si abaritaan loogu sameeyo,waxana taasi ay keentay in ay cabsi soo wajahdo.

Sidoo kale laamaha amniga Galmudug ayaa haatan wada baaritaano ku aadan haweenka cirbada dadka ku duraya,waxana haatan la soo sheegayaa in Wiilkii cirbada lagu duray xaaladiisa ay tahay mid wanagsan.

Isbiatalka Magaalada Gaalkacyo ayaa la geeyay Wiilkii  Cirmada lagu duray si abaritaan loogu sameeyo,waxana taasi ay keentay in ay cabsi soo wajahdo.

 

Sidoo kale laamaha amniga Galmudug ayaa haatan wada baaritaano ku aadan haweenka cirbada dadka ku duraya,waxana haatan la soo sheegayaa in Wiilkii cirbada lagu duray xaaladiisa ay tahay mid wanagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here