Home WARARKA Madaxweyne Farmaajo oo hadda kulan leh xildhibaanadda Taageersan Guddoomiye Jawaari

Madaxweyne Farmaajo oo hadda kulan leh xildhibaanadda Taageersan Guddoomiye Jawaari

13
0

war cusub oo hadda naga soo gaaray xarunta Dalka looga arimiyo ee villa soomaaliya ayaa sheegaya in kalkaasi uu hadda ka socdo kulan deg deg ah oo uu madaxweyne farmaajo la leeyahay xildhibaanadda baarlamaanka soomaaliya gaar ahaan kuw ka soo horjeeda mooshinka ay xukumadda garwadeenka ka tahay ee laga gudbiyay jawaari”

Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa la sheegayaa in xal loogu raadinaayo xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka jawaari ”

Xildhibaanadda uu madaxweyne farmaajo kulanka la’leeyahay ayaa la sheegay in ay yihiin guddi uu maanta ma gacaabay guddoomiye jawaari”

dhinaca kale waxaa lagu waddaa in saacadaha soo socda uu madaxweynu kulan la qaato xildhibaanadda mooshinka wadda ee xukuumaddu ay gadaal ka riixayso”

halkaan kala soco wixii soo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here