Home WARARKA Sawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug Oo Maanta Dhuusamareeb Ka Furay Shir looga hadlaayo Qorshaha...

Sawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug Oo Maanta Dhuusamareeb Ka Furay Shir looga hadlaayo Qorshaha Horumarinta Wasaaradaha Galmudug

9
0

Wasaarada Qorshaynta Maamulka Galmudug ayaa soo qaban qaabisay Shir socan doona Mudo Afar Maalmood ah kaa soo looga hadli doono Qorshaha Horumarinta Dawlad Goboleedka Galmudug

Shirka Oo  Maanta ka furmay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareb waxaana ka soo Qaybgalay Dad Aqoon u leh Qorshayta iyo Horumarinta”

Madaxa Golaha Xukuumadda  Galmudug Shiekh Shaakir Cali Xasan Oo Shirka Daah furayayaa sheegay in ay muhiimtahay in la sameeyo qorshe howleedka wasaaradaha galmudug asgoona kula dardaarmay ka qaybgalayaasha inay mideeaan Maskaxdoona ayna soo saaraan Habkii Wasaaraduhu ku howlgali lahaayeen si horumar loo garo”

Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Dawlad Goboleedka Galmudug C/xakiin Cali Guure ayaa Oo Isna Ka hadlay Furitaanka Shirka waxa uu soo dhoweeyey ka Qaybgalayaasha waxa uuna xusay in Maamul kastaa uu lee yahay Qorshe Howleed u dagsan.

Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa Hay’adaha kala duwan ee  Galmudug waxa ay ku dadaalayeen qabashada Shirar iyo kulamo looga hadlayo Horumarinta Deegaanada Galmudug.

 

hoos ka daawo sawiradda

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here