Home WARARKA DAAWO SAWIRO:-Hordhac ah Wafdiga Madaxweynaha Iyo Meelaha ay Xariga Ka jareen.

DAAWO SAWIRO:-Hordhac ah Wafdiga Madaxweynaha Iyo Meelaha ay Xariga Ka jareen.

24
0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xildhibaano ka socda labada aqal ee baarlamaanka Soomaliya ayaa goor dhow ka soo dagay garoonka Diyaaradaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxda GOB,Maamulka Dagmada Hobyo iyo qeybaha bulshada ee Hobyo.

Shacabka Reer Hobyo ayaa caleemo qoyan ku dhaweyay wafdiga kuwaas oo ka qeyb galaya furitaanka wajiga 1aad ee Mashruuca GOB.

Waxaana Madaxweynaha Galmuudg Wasiirada iyo Xildhibaanada Ka Socday Dowladda Dhexe ay Xariga Ka Jareen Aargada Magaalada Hobyo oo Dhawaan ay Dhiseen Gudiga Gob,waxaana Hadda Socta Xafladda Daahfurka Qeybta 1-aad Ee wadada Dhismeheeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here