Home MAQAALO XILDHIBAANADDA GALMUDUG OO MOOSHIN KA KEENAY GUDOOMIYAHA BARLAMANKA CALI GACAL CASIR

XILDHIBAANADDA GALMUDUG OO MOOSHIN KA KEENAY GUDOOMIYAHA BARLAMANKA CALI GACAL CASIR

23
0

Xildhibaanadda Barlamanka Galmudug oo Maanta kulan ku yeeshay Caasimadda Galmudug ee magalada dhuusamareeb ayaa waxa ay mooshin ka dhan ah ka keeneyn Gudoomiyaha Barlamanka dowlada Galmudug cali gacal casir
89 xildhibaan ayaa mooshinka saxiixday kana soo gudbisay gudoomiyaha in xil ka qaadis lagu sameeyo
xildhibaanadda ayaa maalinta beri ku balamay in codka kalsooni kala noqoshadda loo qaado gudoomiyaha barlamanak galmudug
xildhibaandda ayaa gudoomaiyah ku edeyay in xil gudasho la’aan iyo in uu  sharciga baal maray ayay ku edeyeen guddomiye cali gacal casir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here