Madaxweynaha dowlada galmudug oo ka tacsiyey Geeridii ku timid Marxuum Nuur Khayre

SHARE

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf Madaxa Xukumada Galmudug sheikh Maxamed Shakir Cali Xasan Gudoomiyaha Golaha Barlamanka Galmudug Xildhibaan Ismaaciil Cabdulle axmad iyo guud ahaan madaxda iyo shacabka galmudug Waxa ay halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan qoyska reer Nuur Khyare geeridii naxdinta lahayd ee ku timid ganacsade aabe Nuur Khayre kadib markii gacan ka xaq darani ku dishay magalada muqdisho -Alaha u naxariisto-