TACSI TIIRANYO LEH

SHARE

Senetor cabdi xasan cawaale Qeybdid
xildhibaanad ubax Tahliil warsame
Nabadoon muxuyadiin sheikh yusuf
macalin axmed macalin yusuf
daahir warsame colow
khaliif axmed dirir
xusen maxamud xirsi
muxuyadiin farax cali kaar
sheikh xasan xirsi
axmed diriye dhaweed
Mudane Rooble cali xuseen Rooble
sharma’arke cabdi Rooble
Axmed Shire Bashiir Owliyaale
cabdi wali cusman garaad
cabdulaahi fiyooke dharar
sakariye cabdirisaaq tahliil
jamac cabdi Geele
Cabdinasir cabdi shido
dhamaan dadkaan Waxa ay halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan qoyska reer Nuur Khyare geeridii naxdinta lahayd ee ku timid ganacsade aabe Nuur Khayre kadib markii gacan ka xaq darani ku dishay magalada muqdisho -Alaha u naxariisto-