DAAWO SAWIRO :- Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle xaaf oo Kulan la qaatay Golaha Wasiradda Cusub ee Galmudug

SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle xaaf ayaa manta kulan caadi ah la qaaday qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Galmudug oo hogaaminayo Madaxa Xukuumada Galmudug waxaana kulan intiisa badan looga hadlayay xaalada guud ee Galmudug iyo sidii la iskugu diyaarin.lahaa Shirwaynaha Qaran ee dhawaan ka dhici doona Magaalada Dhuusameeb

HALKANA KA DAAWO SAWIRADDA