MADAXA XUKUMADA GALMUDUG OO BOOQDAY MID KA MID AH ISKOOLADA KU YAAL CAASIMADA GALMUDUG EE DHUSAMAREEB

SHARE

MADAXA XUKUMADA GALMUDUG  SHEEKH MAXAMED SKAAHIR CALI XASAN  AYAA BOOQDAY  MID KA MID AH MADARASOOYINKA KU TAAL CAASIMADA GALMUDUG EE DHUSAMAREEB MADARASADANI OO LAGU MAGACAABO  ABLAAL AYAA WAXAHALKAASI KU SOO DAHWEYAY QAAR KA MID AH MAAMULKA ISKOOLKA IYO ARDAYDA WAXKA BARATA SIKOOLKA ABLAAL

HALKAAKN HOOSE KA DAAWO