Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxa xukumada oo Gaaray Galkacyo

SHARE

Madaxweyne Xaaf ayaa Maanta Gaaray galkacyo, waxaana safarka Ku wehliya Sh,Dr, Shakir Ali Hassan, oo markii ugu horaysay Halkaa lagusoo dhaweeyay.

Sida uu ku soo waramaayo Wariyaheena magalada galkacyo saxanxaso wafdi balaran oo uu hogaaminyo madaxweyne xaaf ayaa si diiran loogu soo dhaweyay magalada galkacyo iyadoo ay halkaasi ay isugu soo baxaeyn dadweyne aad u fara badan oo luxayay caleemo qoyan kuwaasi oo ku dhawaqayay ereyo nabadeed