Daawo Sawirada Ciidanka Galmudug oo soo Afjaray Weerarkii lagu qaaday Xaruntii Cabdiweli Shiikh Cali Cilmi Yare.

SHARE

Ciidanka Galmudug ayaa soo Afjaray weerar Qaraxyo iyo toos ahaa oo saakay lagu qaaday xarunta Xerta Wadaadka Cabdiweli oo ku taalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.
Ciidanka ayaa sidoo kale ku guuleystay in ay gacanta ku dhiggaan mid ka mid ah raggii galay xarunta Weerarka ka dib, waxaana hadda uu ku jira gacanta Ciidanka maamulka Galmudug.
Ku dhawaad 20 ruux oo uu ku jiro Sheekh Cabdiweli Cilmi Yare ayaa lagu dilay weerarkaasi sidda ay xaqiijiyeen Hay’addaha Ammaanka Galmudug.

Ciidanka Galmudug ayaa soo Afjaray weerar Qaraxyo iyo toos ahaa oo saakay lagu qaaday xarunta Xerta Wadaadka Cabdiweli oo ku taalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.
Ciidanka ayaa sidoo kale ku guuleystay in ay gacanta ku dhiggaan mid ka mid ah raggii galay xarunta Weerarka ka dib, waxaana hadda uu ku jira gacanta Ciidanka maamulka Galmudug.
Ku dhawaad 20 ruux oo uu ku jiro Sheekh Cabdiweli Cilmi Yare ayaa lagu dilay weerarkaasi sidda ay xaqiijiyeen Hay’addaha Ammaanka Galmudug oo Goor dhaw la Hadlay Galmudugtv