Dowlada Kenya oo Shatiga kala laabatay Shirkadaha diyaaradaha Gobolada

SHARE

Wararka aan ka heleyno magalada Naabi  ee dalka kenya ayaa waaxa ay sheegayaan in  dowlada dalkaasi kenya ay soo sartay warbiixin ay shatiga ama sharciga  dullimadyada ay kala laabtay qaar ka mid ah shirkadaha diyaaaradaha  soomaaliyed ee aadi jiray qaar ka mid ah gobolada dalka

dowlada kenya qoraakan ay soo saartay kuma sheegin  sababta ka danbeyso in ay xiligaan ay joojiso ama hakiso  duulimadyad  a diyaaraha  gobolada ay ku tagi jireyn  gobolada dalka soomaaliya

dhinaca kale  ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka dowlada soomaliya gaar ahaan wasarada duulista hawada iyo gadiidka ee xukumada fedearlka soomaaliya

wiixi war ah e eku soo kordha waxada kala soocn doontaan mareegteena WWW.Galmudugtv .net