MADAXWEYNE GAAS OO MAGACAABEY GUDDIGA XALINTA KHILAAFADKA PUNTLAND

SHARE

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka.

Guddigan ayaa sidoo kale ansixin doona xildhibaannada, iyagoona xalinaya wixii tabasho ah ee arrimaha doorashooyinka ka yimaada.

Deegaanada Puntland waxaa lagu wadaa in ay doorasho ka qabsoonto bilowga sanadka soo socda ee 2019, waxaa deegaanadaas ku sugan Musharixiin ku loolamaya qabashada Madaxweynaha Puntiland.

Halkaan ka aqriso War-Saxaafadeedka.