Diiwan gelinta musharaxiinta  iyo  Ololaha  u diyaar garowga doorashada Madaxweyen ku xigeenka galmudug  ayaa si weyn uga socota magalad a dhusmareeb e e casimad galmudug

SHARE

 

Olaha  udiyaar garowga doorashada madaxweyne ku xigeenka  galmudug  ayaa laga dareemaya magacada caasiamda ee galmudug ee dhusamreeb xili  lagu wado in doorashadaasi  ka  dhacdo  6 bishaan December

Gudiaga doorsahda ayaa wada diiwaa gelinat musharaxiinta u taagan xilka madaxweyne ku xigenka galmudug iyadoo maalintii shalay ay qaar ka mid ah musharaxiinta ay siiyeen warqadaha  aqoonsiga musharaxnimo halka inta dhiaman maanta la diiwan geliyay

Gudha magalda ayaa waxa laga dareemayaa olole aad u weyn o ay sameynayaan qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxwenye  ku xigeen ee dowlada galmudug