Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay saraakiisha booliska Galmudug

SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa maanta kulan la qaatay saraakiisha booliska Galmudug waxa ayna iska xog wareysteen xaalada amniiyo nabad agelyo  ee Galmudug iyo sidii la iskugu diyaarin lahaa 20 Disenbar oo ah maalinkii la aas aasay ciidanka booliska soomaaliyeed