Wasiir Saalax  Boostaale oo Ka Hadlay Faragelinta Dowlada Federalka ku heyso Galmudug

SHARE

Wasiirka wasaradda   dib u heshinta iyo faderaleynta  dowlada   goboledka galmudug  Mudane saalax  Boostaale    ayaa dowlada fedarlka soomaliya ku edeyay in ay ka gaabisay joojinta colaad beledyada ka socda galmudug

Wasiirka wasarada   dib u heshinta iyo faderaleynta  dowlada   goboledka galmudug   oo   soo booqday  xafiiska wararka  tvga galmuudg ayaa faahfaahin ka bixiyay   xaladaha  dib u heshinted ee xiligaan ka soconayo  deeganada galmuudg kadib markii inta badan  la xaliayay colad beledyadii  ka dhacay deegnada galmudug  todobaadyadii la soo dhaafay

Ugu  horeyn   Wasiirka wasaradda   dib u heshinta iyo faderaleynta dowlada  goboledka  galmudug   ayaa ugu horeyn waxa  uu  dowlada fedarlka  ku edeyay in ay ka gaabisay sidii la iskugu keeni lahaa beelaha walalaha ee inta badan ku diriray deeganada galmudug isagoo sheegya in dowlada fedarlka    soomaaliya ay judhi ku bixineyso  arrimo kale oo aysan dani ugu jirin shacabka reer galmudug

Geesta kale Wasiir saalax  Boostaale  ayaa tilmaamay in Maamulak galmuudg uu dadal dheer u galay sidi loo joojinlahaa  coladahaasi waxana uu sheegay in madaxweyenaha dowlad agalmudug aiyo masauuliyinta kale ay  siku howleyn sidi loo joojinlaha dagaal beeldayada  aks oo cusboonadai deeganada  galmuudg