Akhriso:-Guddiga Doorashada Guddoonka Cusub Ee Baarlamaanka Puntland Oo La Magacaabay

SHARE

Guddoomiyaha KMG ah ee Xildhibaanada cusub Baarlamaanka maamulka Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka cusub Baarlamaanka Puntland.

Xildhibaanada ayaa laga dhex magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka cusub Baarlamaanka maamulka Puntland,kadib markii shalay  Guddoomiye KMG ah loo doortay Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye.

Guddiga Doorashada Guddoonka cusub Baarlamaanka ee Puntland ayaa waxaa Guddoomiye loogu mgacaabay Xildhibaan Islaamciil Cabdi Abtiile.

Hoos ka Akhriso Warqada Guddiga  Doorashada Guddoonka cusub Baarlamaanka Puntland