AKHRISO: Musharaxiinta u soo gudbay Wareegga Labaad

SHARE

Waxaa Wareegga Koowaad u soo gudbay Asad Cabdullaahi Cusmaan 17 Cod iyo Saciid Cabdullaahi Dani 20 Cod , Faarax Cali Shire 9 Cod.
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa ku haray wareegga Koowaad ee doorashadda , waxaana muuqata in Saciid Dani uu heysto Codadka ugu badan ee wareegga Koowaad ee doorashadda.