Madaxweyne Xaaf oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub Ee Puntland

SHARE

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane: Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa hambalyo u diray mudane Saciid Cabdulaahi Dani oo loo doortay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland 5 sano ee soo socota.

Madaxweyne Xaaf ayaa bogodaadiyay go’aanka ay gaareen Baarlamaanka Puntland iyo qaabka ay u dhacday doorashada madaxtinimo.
Waxa uuna u rajeeyay madaxweynaha la doortay in Alaah ku asturo xilka una sahlo.